AboutTermsPrivacyContact
 
Updating
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Released: 2023-11-25
© 2023 Nazreen zallah | Ogaalka Ruuxda
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah - QR Code
11 Episodes
Audio
Listen on Apple Podcasts
11 Episodes
Audio
Listen on Apple Podcasts
Released: 2023-11-25
© 2023 Nazreen zallah | Ogaalka Ruuxda
Most Recent Episode
3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.

3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.

Time: 30:04
Xalqadan  waxa aan kaga hadlay Maamulka, maaraynta la dhaqanka iyo fahmida dareemada. 
Waxa aan kaga hadlay 3 shay oo kaa caawin doona inaad fahanto dareenkaaga, inaad la dhaqanto waxa aad dareemayso sidoo kalena aad maamusho.
Fahamka dareenkaagu waxa uu kaa caawin doonaa in aad noolaato nolol aad la dhaqmi karayso naftaada, noloshaada iyo noolaan-shiyahaaga.
Episode ID: 1000636506592
GUID: Buzzsprout-14032197
Release Date: 25/11/2023, 23:30:00

Description

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaanshiyaha, noolaanshiyaha iyo nabad gudeedka.podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay. "Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".

Apple Podcasts: Customer Reviews

No Entry